martida sharafta leh,kusoo dhawaada ra'yigayga oo dhinacyo badan tabanayo gaar ahaan wadan keena maa daama ee ka jiraan, dhibaatoyin badan, wee fican tahay qof kasto oo wadani ah in uu ka dhiibto sida ee wax layihiin.ra'yiga sidiisaba in qofka lagu naco waa qalad.balse adiga sida aad rabtid u fasiro wanaag & samaanba... gacalos